muustaf

Sh.Mustafa Muxaadaro ku saabsan Runta dhageyso »

muxaadaro dhageyso 5…

Apr 22 2013 / Read More »
cukasha

Siirada Nabiga C S W By Sh Cukaashe, Horudhaca Kitaabka Rowdatul Anwaar 1aad »

daawo siirada nabiga http://youtu.be/b5Vy4JY7DV4…

Feb 27 2013 / Read More »
dirir

Sh. Dirir Diinta Alle oo dadka loogu yeero »

dhageyso dhageyso1 dhageyso1Muxaadaro…

Feb 26 2013 / Read More »
shibile

Sh. Maxamuud Shibile oo kahadlaya Axkaamta Qubuuraha »

Axkaamta Qubuuraha dhageyso 002…

Jan 29 2013 / Read More »
qardhaa

Sh. C/qani Qardhaawi (Muxaadaro Xijaabka Gabdhaha »

Muxaadar0dhageyso xijaabka gabdhaha Muslimaadka ah…

Jan 10 2013 / Read More »
shiil

Sh. Bashiir Shiil kitabka (Xayaatul Daalib Cilmi) »

Kitaabka Baro     casharka kowaad dhagayso 1 casharka labaad dhagayso 2 casharka sedaxaad dhagayso 3 casharka Afaraad  dhagayso 4 casharka shanaad dhagayso 5 casharka lixaad   dhagayso 6 casharka todobaad  dhagayso 7 casharka sideedaad  dhagayso 8 casharka sagaalaad  dhagayso…

Dec 25 2012 / Read More »
sh mustaf

Sh. Mustafa (Siirada’ N S C W) kabaro Siirada Saxiixa ah Kabaro »

Siirada N S C W       casharka kowaad dhagayso 1 casharka labaad  dhagayso 2 casharka sedaxaad dhagayso 3 casharka afaraad  dhagayso 4 casharka shanaad  dhagayso 5 casharka lixaad  dhagayso 6 casharka todobaad    dhagayso 7…

Dec 25 2012 / Read More »
masaaji

Sh. Axmed Sulub (Al hidaayatul Mustafiif) »

Tajwiidka ka baro Sh. axmed       casharka kowaad dhagayso 1 casharka labaad  dhagayso 2 casharka sedaxaad dhagayso 3 casharka  afaraad    dhagayso 4 casharka  shanaad  dhagayso 5 casharka lixaad      dhagayso 6 casharka todobaad dhagayso…

Dec 24 2012 / Read More »
dirir

Sh.Maxamed Dirir (Jazariyah Culuumu Quraan) »

Jazariyah Culuumu Quraan ka baro sh. Dirir       casharka kowaad dhagayso 1 casharka labaad    dhageyso 2 Casharka sedaxaad dhageyso 3 casharka  afaraad    dhageyso 4 casharka Shanaad   dhageyso 5…

Dec 24 2012 / Read More »
shariifcabdinuur-300x225

Sh. Shariif Cabdi Nuur (cumdatul Axkaam) ka baro oo ka dhagayso »

Xadiithka dhageyso               casharka kowaad dhagayso 1 casharka labaad dhagayso 2 casharka sedaxaad dhagayso 3 casharka afaraad  dhagayso 4 casharka shanaad dhagayso 5 casharka lixaad dhagayso 6 casharka todobaad dhagayso 7 casharka sideedad dhagayso 8 casharka…

Dec 17 2012 / Read More »
sh umal

Sh .Umal (Sifatu Salaati Nabiyi S C W) Sifadii Nabigu udukan Jiray »

  Sh Umal     Sifatu Salaati Nabiyi SCW       casharka kowaad dhagayso 1 casharka labaad dhagayso 2 casharka sedaxaad dhagayso 03 casharka afaraad dhagayso 4 casharka shanaad dhagayso 5 casharka lixaad  dhagayso 6 casharka todobaad dhagayso 7 casharka…

Dec 15 2012 / Read More »
bashiir

Sh .Bashiir Shiil (Xusnul Muslim ) Adkaarta ka baro oo dhegayso »

Kitaabka Adkaarta Xusnul Muslim shiikh bashiir   casharka kowaaddhageyso 1 casharka labaad dhagayso 2 casharka sedaxaad dhagayso 3 casharka afaraad dhagayso 4 casharka  shanad dhagayso 5 casharka lixaad  dhagayso 6 casharka todobaad dhagayso 7…

Dec 15 2012 / Read More »
shiil

Sh. Bashiir Shiil (Caqiidatul Waasidiyah) Kitaabka Caqiidatul Wasidiyah. ka faa’idayso oo dhagayso »

Caqiidada ka Faaiidayso Shiikh Bashiir       casharka kowaad dhageyso 1 Casharka labaad dhageyso 2 casharka sedaxaad dhageyso 3 casharka afaraad dhageyso 4 casharka shanaad dhageyso 5 casharka lixaad dhageyso 6  …

Dec 15 2012 / Read More »
shcabdiqadir4

Tala guud Muxaadaro Qiimabadan Sh . C/qaadir Nuur Faarax »

Muxaadaro dhageeso nasiixada…

Dec 9 2012 / Read More »
sh faruq

Sh Cumar faaruuq Kitaabka arbiciinka »

kitaabka arbiciinka     casharka01 casharka dhageeso 02 casharkadhageeso 3 casharkadhageeso 4 casharkadhageeso 5 casharkadhageeso 6 casharkadhageeso 7 casharkadhageeso 8 casharkadhageeso 9 casharkadhageeso 10 casharkadhageeso 11 casharkadhageeso 12  …

Dec 4 2012 / Read More »
WARAR

Xildhibaano sheegay inaysan kanaqan doonin Mooshinka ka dhanka ah R/W Saacid »

barlamaan

Xildhibaano badan oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo Mooshin ka keenay Ra’sul Wasaare Saacid ayaa sheegay inaysan Marnaba ka naqan doonin Mooshinka ka dhanka ah Ra’isul wasaraha Dowlada soomaaliya…

May 21 2013 / Read More »

Saraakiisha Ciidamada Dowlada Gobalada Jubooyinka oo shaaca ka qaaday inaysan Kismaayo Joogin Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya »

xooga so

Taliska Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Gobalada Jubooyinka ayaa sheegay inaysan Jirin Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya oo jooga Magaalada Kismaayo. Taliyaha Ciidamada Gobalada Jubooyinka Faarax Makooba oo lahadlay Idaacada Shabeele ayaa…

May 21 2013 / Read More »

Xarunta CID-da oo lagu Guray Dad Farabadan iyo Waalidiin buuxiyaya Goobta CID-da »

cid

wararka ka imaanaya Xarunta CID-da ee Magaalada Muqdishu ayaa sheegay in halkaasi lagu Aruuriyaya Dad Fara badan ee laga qafaalay Xaafada Magaalada Muqdishu garahaan Degmada Wardhiiglay ayadoo ay Goobtaas buuxiyeen…

May 20 2013 / Read More »

Wafdigii Dowlada Soomaaliya ee Kismaayo ku sugnay oo soo geba gebeeyay Joogitaankooda Magaalada Kismaayo ayagoo sheegay inay soo ogaadeen Xaqiiqda ka jirta Magaalada »

xoosh

Wafdigii ka socday Dowlada Soomaaliya ee  Ukuur gelayay Xaalada Murugsan ee ka jirta Magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay soo afjareen Booqashadii ay ku joogeen Magaalada Kismaayo ee Gobalka J/hoose .…

May 20 2013 / Read More »

Ruux Shacab ah oo Caawa lagu dilay Magaalada Muqdishu iyo Ragii dilay oo baxsaday »

bustolo

Kooxo hubaysan ayaa Caawa Nin Shacab ah ku dilay Magaalada Muqdishu dilka ayaa ka dhacay agagaarka Masaajidka Shiikh Lakari ee Xaafada Xararyaale oo katirsan Degmada Wardhiiglay. Ninka la dilay ayaa…

May 18 2013 / Read More »

Magaalada Kismaayo oo caawa qasan iyo Jubaland oo laba madaxweyne leh »

doorasho ju

Magaalada Kismaayo ayaa Maanta Madaxweyne loogu doortay Axmed Madoobe waxana Codka siiyay 495 Ergo oo kamid ah 5oo Ergo oo Codka bixinahay . waxana sidaasi Madaxweyne ku maqday Axmed Madoobe…

May 15 2013 / Read More »

Hogaanka waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa sheegay Cida keliya ee Xiri karta Garoonka Diyaradaha Kismaayo inay tahay Dowlada Soomaaliya »

gaafooow

Taliyaha Waxaada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Gen Gaafoo ayaa shaaca ka qaaday inay Cida keliya ee Xaquleh inay Xirto Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ay tahay Dowlada Soomaaliya. Taliyaha waaxda Socdaalka…

May 15 2013 / Read More »

Rag Hubesan oo weraray Xarunta Dabahshiil ee Suuqa Bakaaraha »

muqdashuu sawir

Rag Hubaysan oo aan heebtooda lagaraneyn ayaa warar ku qaaday Xarunta Dahanshiil ee Suuqa Bakaaraha . Raga wararka ku qaaday Xarunta Dahabshiil ayaa adeegsaday Risaas ayagoo Xaruntana u dhacay  wararka…

May 15 2013 / Read More »

Qarax Culus oo Ciidamada Dowlada Soomaaliya lagula eegtay Jidka warshadaha »

qaaarax

Qaraxayo Culus ayaa ka dhacay Maanta Jadka warshadaha Qaraxyada oo ahay Laba Qarax oo lala eegtay Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Qaraxa 1 waad ayaa ka dhacay Meel ay Fariisin ku leeyihiin…

May 14 2013 / Read More »

Ciidamada AMISOM oo iska Guuray Guryo Dad Shacab ah lahaayewen oo ay Xoog ku heesten in Mudo ah »

amisoom a

Ciidamada AMISOM ee Xarunta ka dhigtay Garoonka Kubada Cakta ee stadio Muqdishu ayaa iska baxay Guryo ay iska lahaayeen Dad Shacab ah oo ay in Mudo ah Xoog ku joogeen…

May 10 2013 / Read More »

Ciidamo katirsan Amniyaadka Shabaab oo gaadhay Degmada Ceelbuur »

ceelbuur cade

wararka ka imaanaya Degmada Ceelbuur ayaa sheegaya inay halkaasi gaareen Ciidamo katirsan Amniyaadka Shabaab Ciidamada gaaray Degmada Ceelbuur ayaa la sheegayaa inay ku tageen halkaas amar ka soo baxay Madaxda…

May 9 2013 / Read More »

Wax garad ka digay Dagaal ka dhaca Magaalada Gaalkacyo iyo Xiisad weli ka tagan Magaalada. »

gaal

waxaa sii kor dhaysa Xiisad Colaaleed oo ka dhex taagan Maleeshiyaadkala tabacasan Muulada Gal-Mudug iyo Puntland waxana jira Waxgarad ka soo jeeda Gobalka mudug oo walaac ka muujiyaya Dagaalo lagu…

May 8 2013 / Read More »

Magaalada Kismaayo oo Ciidamada Xad dhaafka ahay Banaanka looga saaray »

kismaayo c

wararka ka imaanaya Magala Xeebeedka Kismaayo ayaa sheegaya in lagu guuleestay in banaanka looga saaro Ciidamo Xad dhaaf ah oo dhawaanaha ku suganay Magaalada Kismaayo ee Gobalka J/hoose. Maamulka KMG…

May 8 2013 / Read More »

Wasiirka arimaha Gudaha oo sheegay inay heshiis adag lagaleen Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Dayniile »

guuuled

Wasiirka arimaha Gudaha ee Dowlada C/kariim Guuleed ayaa sheegay inay hashiis adag la galeen Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Dayniile Muxudiin Xiiray oo dhawaantaan lagu bedelay Gudoomiyihii hore Daahir Xasan xuseen…

May 4 2013 / Read More »

Nabadoon Xaad oo ka codsaday Dowlada Soomaaliya inay Cadayso Mowqifkeeda ku adan Maamul u sameynta Gobalada Dalka »

xaaad

Nabadoon maxamed Xasan Xaad oo ah Gudoomiyaha Midnimada Beelaha Hawiye ayaa sheegay inaysan ilaa iminka Dowlada Soomaaliya aysan Cadayn Mowqifkeeda ku adan Gobalada Dalka qaabka loogu sameynayo Maamulada . Nabadoon…

Apr 29 2013 / Read More »

Daawo Sawirada Gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya oo si heersare ah loogu soo dhawwyay wadanka Turkey »

6ja

Wafdi u hor kacayo Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya ayaa gaaray Dalka Turkey Gudoomiyaha iyo Wafdigiisa ayaa loogu soo dhaweeyaya Magaalada istanbuul si heersare ah . Mudane Jawaari ayaa waxaa Garoonka Ataturki…

Apr 28 2013 / Read More »

Gudoomiyaha Degmada Afgooye oo sheegay inaysan waxba ka qaban karin wadada u dhexaysa Muqdishu iyo Afgooye »

wadada muqdishu afgoo

Gudoomiyaha Degmada Afgooye ee dowlada c/laahi Ibi ayaa sheegay inaysan waxba ka qaban karin wadada u dhexaysa Muqdishu iyo Afgooye ‘Gudoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday inay Ciidamada dowlada Jid-gooyo soo…

Apr 19 2013 / Read More »

Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo heegan la gelshay kadib Qaraxyadii Shalay ka dhacay Caasimada Soomaaliya »

guuleed

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa heegan Buuxa la geliyaya kadib Shalay Qaraxyadii Caasimada Gil gilay . Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya C/kariim Xuseen ayaa sheegay in Ciidamada Soomaaliya heegan la geliyaya Kadib…

Apr 15 2013 / Read More »

Faah fahin ku saabsan Qaraxii Maanta ka dhacay Muqdishu iyo Nin Turkey u dhashay oo ku geeriyooday Qaraxa Maanta »

gaari

kadib markii Gaari laga soo buuxiyay walxa Qarxa lala eegtay Gaari kale u la socday Muwaadin u dhashay Dalka Turkey . Gaari Runet ah oo u watay Ruux Naftiis hure…

Apr 14 2013 / Read More »

Amaanka Caasimada oo Caawa siweyn loo adkeeyay »

Xooga dalka

waxaa Caawa siweyn loo adkeeyay Amaanka Caasimada Soomaaliye ee Muqdishu aya doo wadooyinka Magaalada la soo dhoobay Ciidamo Farabadan . Xukuumada Soomaaliya ayaa Caawa waxaa ay Ciidamo soo dhoobtay  Wadooiyinka…

Apr 11 2013 / Read More »

Ciidamada Dowlada oo la wareegay degaano ka tirsan Gobalka Baay »

dagaal s

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa dagaal Culus kadib la wareegay degaanka Cadaada ee u dhexeeya Magaalada baydhabo iyo degmada Bardaale dagaalka oo la isu adeegsaday Hubka Culus ayaa Ciidamada dowlada u…

Apr 10 2013 / Read More »

Shiikh Bashiir Axmed Salaad oo ka hadlay Khilaaf la sheegay inuu Shabaab ka dhex dilaacay »

bashiiiii salaad

Gudoomiyaha Ha’ada Culumada Soomaaliyeed Shiikh Bashiir Axmed Salaad ayaa ka hadlay warqad Qoraal ah oo ugudbiyaya Sargaal sare oo ka tirsan Ururka Shabaab oo u ku dacweynayo Hogaamiyaha Ururka Shabaab…

Apr 8 2013 / Read More »

Ciidamada AMISOM oo lagu soo kordhinayo Ciidamo dheereed ah oo la dagaalama ALShabaab »

afrikaan

Ciidamada Difaaca Qaranka Burundi ayaa waxaa loo soo gebangabeeyay Tababar ay siinayaan Ciidamada mariiniska ee Maraykanka . Ciidamada Tababarka loosoo Xiray oo lagu wado inay dhawaan soo gaaraan Caasimada Soomaaliya…

Apr 7 2013 / Read More »

Dowlada Soomaaliya oo ka xumaatay hadal dhawaan ka soo yeeray Dowlada Britain »

moooge

Dowlada Soomaaliya ayaa iska fogeysay wax laga Xumaadana ku til maantay hadal ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee dalka Britain . Wasiirka Warfaafinta dowlada Soomaaliya C/laahi Ciilmooge ayaa sheegay…

Apr 6 2013 / Read More »

Ciidamo ka socda Siralion oo ku soo fooleh Soomaaliya »

ami

Taliska Ciidamada ku bohoobay AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa sheegay inay Ciidamo ka socda siralion ay dhawaan soo gaari doonan Soomaaliya. Ciidamada Siralion ka imaanaya ayaa gaaraya ilaa 850…

Mar 30 2013 / Read More »

Xooga Shabaab oo la wareegay Degmada Afmadoow Maxaabiis Xabsiyada ka sii daayay dibna uga baxay »

shabaa

Xooga Shabaab ayaa dagaal kula wareegay degmada Afmadoow Maxaabiisna ka sii dayay Xabsiyada Degmada Dibna uga Baxay kadib markii ay Muda kooban gacanta ku haayeen. Xooga Shabaab oo Mudo saacado…

Mar 26 2013 / Read More »

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baydhabo. »

jaaaa

Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Maxamed Shikh Cusmaan iyo Wafdi u hogaaminayo oo gaaray Xarunta Gobalka Baay ee Baydhabo. Wafdiga Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyaya Garoonka diyaaradaha ee Magaalada…

Mar 24 2013 / Read More »

Dagaalo Culus oo ka soconaya degaanka Birta Dheer »

dagaaaal

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Ahlusunah ayaa waxay werar qorshaysan ku qaadeen degaanka Birta dheer e duleedka Garbahaaray oo ay ku suganyihiin Xooga Shabaab. Dagaalka oo iminka xoogiisu ka soconayo…

Mar 24 2013 / Read More »

Amaanka Muqdishu oo sii Xumaanaya iyo Kualan aritaas ku saabsan oo iminka ka soconaya Magaalada Muqdishu »

kuuulan

Kulan Xasaasiya ayaa iminka ka soconaya Xarunta Gobalka Banaadir ee Magaalada Muqdishu Kulankaan oo ah Mid Xasaasiya ayaa waxaa wada qaadanaya Wasiirka arimaha Gudaha C/kariim Xuseen Guuleed iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka…

Mar 23 2013 / Read More »

Imaaraadka Carabta iyoDowlada Itoobiya oo ka wada hadlaya Xaalada Soomaaliya »

al nahyaan

Wasiirka arimaha dibada Dowlada Imaaraadka Carabta oo booqasho ku jooga Xarunta Dalka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa kulan wada jir ah ay wada qaateen Rai’sul wasaraha dalka Itoobiya ayna kaga…

Mar 23 2013 / Read More »

Saraakiisha AMISOM iyo Ciidamada Itoobiya oo wada hadal uga socdo Magaalada Baydhabo »

African-Union

Saraakiisha AMISOM oo gaaray Shalay Magaalada Baydhabo ayaa kulamo laleh Saraakiisha hogaamisa Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobalada Baay iyo Bakool . Xildhibaan Adan Madoobe ayaa Saxaafada u sheegay inay…

Mar 23 2013 / Read More »

Xog sheegaysa in Shirka Maamul u samaynta Gobalada Jubooyinka lagu wareejinayo Dowlada Soomaaliya »

kismaay

wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya in dowlada Soomaaliya la doonayo in lagu wareejiyo Shirka Maamul u samaynta Gobalada Jubooyinka. Ergooyinka ka qayb gelaya Shirka Maamul u samaynta Jubooyinka…

Mar 21 2013 / Read More »

Laba Askeri oo lagu toogtay Magaalada Muqdishu iyo amaanka Caasimada oo sii xumaanaya »

aaskar

Kooxo hubaysan ayaa Maanta laba Askeri ku dilay Magaalada Muqdishu labada askari ayaa lagu dilay Degmada dayniile ee Gobalka Banaadir . Raga dila geestay ayaa isga baxsaday goobtii ay dilka…

Mar 20 2013 / Read More »

Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo Gaadhay Caasimada Gobalka Sh/dhaxe ee Jowhar »

qaramo

Wafdi ka socda Hay’ada Qaramada Midoobe ayaa gaadhay Maanta Caasimada Gobalka Sh/dhaxe ee Jowhar . Ujeedka Wafida ay u tageen Magaalada Jowhar ayaa wexay salka ku haysaa sidii ay ugu…

Mar 20 2013 / Read More »

Ciidamada Itoobiya oo isga baxaya Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay »

baydhabo

waxaa soo baxaya warar sheegaya inay Ciidamada dowlada Itoobiya ay isaga baxayaan Magaalada Baydhabo oo ay in Muda ah gacanta ku hayeen waxana isa soo taraya wararka sheegay inay Ciidamada…

Mar 19 2013 / Read More »

Adam Madoobe oo sheegay in Ciidamada dowlada Hub la’aan uga soo baxeen Degmada Xudur »

aanadan

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliyta Shiikh Adan Madoome ayaa sheegay inay Ciidamada dowlada Soomaaliya Bub la’aan uga soo bexeen Degmada Xudur ee Gobalka Bakool . Adam Madoobe oo ku sugan…

Mar 19 2013 / Read More »

Qarax Xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdishu »

qaa

Qarax weyn ayaa goor dhaweed ka dhacay albaabka hore ee Fiyooraha ee Magaalada Muqdishu Xiligaan ayaa Goobta Qaraxu ka dhaxay waxaa ka soconaya Risaaas Xoogan oo ay ridayaan Ciidamada Soomaaliya…

Mar 18 2013 / Read More »

Dagaal ka dhacay Gobalka Gedo oo qasaaro badan geestay »

Dagaal Faraha looga gubtay ayaa ka dhacay Gobalka Gedo  ’ dagaalka oo ka dhacay inta u dhexaysa Degmada Luuq iyo Garbahaaray  ayaa wuxuu u dhexeeyahaa Xarakada Al-Shabab iyo Ciidamada dowlada…

Jan 5 2013 / Read More »

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada oo ku wajahan Xarunta Gobalka Sh/dhexe ee Jowhar »

wanla3

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya ayaa saakay wada dhaq dhaqaaq xoogan oo ku wajahan Xarunta Gobalka Sh/dhexe ee Jowhar. Wararkii ugu danbeeyaya ayaa sheegaya inay ciidamada dowlada Soomaaliya iyo…

Nov 18 2012 / Read More »

dowlada Yemen oo codsatay in laga raro Qoxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalkeeda »

unhcr1

dowlada Yemen ayaa codsatay in dalkeeda laga raro Qaxootiga soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen. Wasiirka arimaha dibada Yemen Abuubakar Al- qarbi ayaa ka codsaday beesha caalamka iyo deeq bixiyayaasha…

Nov 17 2012 / Read More »
OUR FACEBOOK LIKS
Mut’amakii Holland Hanuunsanaanta – Sh. Suldaan Gasle
Nadwa-Dhiirigelinta Guurka-Sh. Bashiir Shiil 3/4
DULAANKA MASKAXDA SH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL XAFIDULAH
muxaadaro-Sheikh-Saalax-DADKA XAQA AY ISKU LEEYIHIIN qeybta
shiikh C/qaadir cukaasha
Xaquuqda Labada Isqaba ~ Sh Abdirahman Bashir
Sheekh C/qaadir Cukaasha oo ka hadlaya midnimada iyo wada jirka
Mutamarkii Holland 2012: Su’aalo iyo Jawaabo Sh Mustafe X Ismaacil Iyo Sh Bashiir Shiil
MUXAADARO SABIRKA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH
Sheekh abdi Qaadir Sh Maxamed Aadan Cukaasha Fitnada Somalia Ka Socota part 1.flv
Qiyaamu Laylka – Sh. Maxamed Idris Axmed
Sheekh C/rashiid Sh Cali Suufi Weynida ilaahay
Muxadaro Dr Sheikh Axmed Al Qudubi Qaybti
Soo Jeedka habeenkii & dhibta uu leeyahay Sh. A/rahman Sh. Omar
AAKHIRO KA DOORO ADUUNYADA SH. MAXAMED RASHAAD
Sheikh Mustafe Cilmiga

Featured Links

    Search Archive

    Search by Date
    Search by Category
    Search with Google
    © Copyright Codkaumada.com 2012-2014 Designed by QUALITY TECHNOLOGY LINK